kusoo dhawoow pageka Abdirahman Farah Ali
Posts
Showing posts from June, 2017
Aqri shekooyinka hooskuqoran
- Get link
- X
- Other Apps
kusoo dhawoow pageka Abdirahman Farah Ali waxaa kusoo bandhigi doonaaa waxyaabo muhiim ah Shekadan waxay dhex martay nin rer badiyo ah oo dega badiya ha iyo nin degan magalda muqdisho. Ninkan reer badiya ha ah oo dego badiyada waxaa hayo buufis maraykan ka ah waxuu raba in uu tago dalka maraykan ka. Waxuu u imaday saxib kiis oo degan magalada muqdisho waxuuna u shegay bufiska hayo iyo in uu rabo dalka maraykan ka. Ninki degana magalda muqdisho waxuu dhahay saxib ana kaa muqa lasay nayo wana ay sah lan tahay in ad gasho dalka maray kan ka ninkii rer badiya ahaa waaa ow farxay waxuuna ku dhahay ninkii muqdisho degnaa saxib waad mahad san tahay. Ninkii. Rer muqdisha ha ahaa waxuu dhahay saxib imisa ayaad ogo shahay dalka maraykan ka waa lagu gay naya he. Waxuu dhay saxib waxan maqlay in lagu ado lacag garay so 10.000 $ Ninkii waxuu dhay saxib waa ay igu yarta hay lacag taas 15000 $ iga dhig nin ki waxuu dhahy wax ba kama qabo shimen baxaynaa waxuu dhahay habiin danbo habiin kii...