ilaaali sharafta ..................

Haku ciyaarin mustqbalka gabar uu abeheed kusoo taceb beelay soona gaarsiyey halka ay maanta joogto hanna ka dumin dhismihii uu sanado soo dhisayey si aan birito loodumin dhismaha aad manty ku haminyso Wll gabadha u baro sidda wannaagsan oo aad jeceshahay in loo barto loona guursado wlaashada kula dhalaty iyo gabadhaada mustqbalka waa iga dar daaran wiiloow