Posts

Bal aqri qodobadaan ! Lacag waxaad ku iibsan kartaa saacad lkn waqtiga ma ku iibsan kartid Lacag

saaxiibkaaga iska eeg

Image
"Markii Maalinka Qiyaamaha dadka loo kala diro Jannada iyo Naarta ayay Ahlu-Jannuha kuwoodii Dunida isku yaqaanay ka sheekeysanayaan Maalmihii Dunida iyo Saaxibadii ay Nolosha lasoo qaateen. Iyaga oo sheekeysanaya ayay soo xusuusanayaan mid kamid ah Saaxiibadood, waxayna isweydiinayaan halka uu ku dambeeyo. Markay kala garan waayaan inuu Jannada ku jiro ayay waydiinayaan Malaa'ikta, waxayna Malaa'iktu u sheegeysaa inuu Naarta ku jiro. Mid kamid ah Saaxiibada Ninkaas Naarta ku jiro ayaa codsanayo in saaxiibkiis loo keeno oo Naarta lagasoo saaro, wuxuuna leeyahay: Wallaahi dhadhanka Jannadu iima macaanayo haddaan saaxiibkeey Naarta lagasoo saarin. Markaas ayuu Alle Amrayaa in Ninkaas Naa rta lagasoo saaro wuxuna sidaas ugusoo biirayaa Ahlu-Jannaha" Sh. Xasan Al-Abasri Raximahullaah. Si fiican uga fiirso xulshada saaxiibadaada dibna u eeg kuwa maanta kugu xeeran. Haddii aad u aragto in saaxiibadaada maanta ay kuu horseedi karaan Mustaqbal fiican, ilaasho All...

ilaaali sharafta ..................

Image
Haku ciyaarin mustqbalka gabar uu abeheed kusoo taceb beelay soona gaarsiyey halka ay maanta joogto hanna ka dumin dhismihii uu sanado soo dhisayey si aan birito loodumin dhismaha aad manty ku haminyso Wll gabadha u baro sidda wannaagsan oo aad jeceshahay in loo barto loona guursado wlaashada kula dhalaty iyo gabadhaada mustqbalka  waa iga dar daaran wiiloow
kusoo dhawoow pageka Abdirahman Farah Ali

Qiso cajiib ah

Image
Nabi suleymaan cs ayaa aadey aroos qaraabada ah isagoo u socda ayaa jidka waxaa kaga hor yimid malakumowd wuxuuna ku yiri :, suleymaanoow xagee u socotaa ? Nabiga cs ayaa oogu Jawaabey Waxaan usocdaa aroos qaraabada ah Hadaba malakumowd ayaa yiri caawo waxaan usocdaa inaan arooska nafta qaado; nabi suleymaan aadbuu u murugoodey wuxuuna niyada iska yiri ; ma waxaad aadeysaa meel isku bedeleysa Murugo iyo oohin sidaas ayuu ooga harey habeenkii arooska, aroortii markuu waaga baryey Ayuu nabi suleymaan cs u tagey arooskii Abihiisa Abihii wuxuu yiri nabi Alloow maxaad xaley u imaan weyday arooska ? Hadaba nabi suleymaan isagoo kajawaabin su,aashaas ayuu la kulmey malakulmowdkii wuxuuna ku yiri; maxaad xaley u tiri arooska Ayaan nafta ka qaadayaa? Malakulmowdkii ayaa yiri waa run Allaah ayaa isoo direy inaan nafta ka qaado balse Amar Alle ayaa ka danbeeyey oo Allaah ayaa i Amrey inaan dib u noqdo, waayo guriga arooska waxaa ag fadhidey Islaan masaakiin ah oo gaajeysan markaas ayuu ...
kusoo dhawoow pageka Abdirahman Farah Ali

Aqri shekooyinka hooskuqoran

kusoo dhawoow pageka Abdirahman Farah Ali waxaa  kusoo bandhigi doonaaa waxyaabo muhiim ah Shekadan waxay dhex martay nin rer badiyo ah oo dega badiya ha iyo nin degan magalda muqdisho. Ninkan reer badiya ha ah oo dego badiyada waxaa hayo buufis maraykan ka ah waxuu raba in uu tago dalka maraykan ka. Waxuu u imaday saxib kiis oo degan magalada muqdisho waxuuna u shegay bufiska hayo iyo in uu rabo dalka maraykan ka. Ninki degana magalda muqdisho waxuu dhahay saxib ana kaa muqa lasay nayo wana ay sah lan tahay in ad gasho dalka maray kan ka ninkii rer badiya ahaa waaa ow farxay waxuuna ku dhahay ninkii muqdisho degnaa saxib waad mahad san tahay. Ninkii. Rer muqdisha ha ahaa waxuu dhahay saxib imisa ayaad ogo shahay dalka maraykan ka waa lagu gay naya he. Waxuu dhay saxib waxan maqlay in lagu ado lacag garay so 10.000 $ Ninkii waxuu dhay saxib waa ay igu yarta hay lacag taas 15000 $ iga dhig nin ki waxuu dhahy wax ba kama qabo shimen baxaynaa waxuu dhahay habiin danbo habiin kii...